Skip to main content

Posts

Featured

shan qaab oo aad ku farxad galin kartid naftaada adigoo u adeegaya dadka.

shan qaab oo aad ku farxad galin kartid naftaada adigoo u adeegaya Bulshada. waalidka waa adeegaha ugu muhimsan ee nolosha aan ku aragno,intina waalidka noqotey ama arkey waalidkooda,waxaad inta badan ku aragta waalidkaaga marka aad yartahey ama aadba adiguba sameysaa marka aad waalid noqoto,adeegyo fara badan,tusaale ahaan hooyadu waxeey inta badan ku howlan tahey sidi caruurteda u xanaaneyn laheed,aabahana wuxu ku mashquulsanyahey sidii uu ciyaalkisa uga haqab tirihi baahida dhaqaale,waalidiinta adeegooda hagar la'aanta ah marna kama daalaan,mana ku cuslaato ineey sii kordhiyaan mar walbo oo eey dareman iney caruurtooda wax tabayaan,waxaa midaa ka sii daran in waalidku ku raaxeysto kuna farxo wax walbo oo u qabto ubadkisa,sida aabaha marka uu hadiyad u keeno caruurtisa,qaali ah oo laga yaabee lacag usan heli karin ama deyn ah kuso qaado,waxa uga farxad badan walwalka daynta qosolka yar iyo farxadda iyo boodboodka ilmihisa yar ee ey ku sameynayan hortisa.tusaalaha waxan ka fa...

Latest posts

Qofka kale marna ma aha mushkiladaada

Sideed u badali karta naftaada una gaarsiin kartaa yoolka aad la dooneyso?

food theft

Baby's Safe crowling

Safe eating for the childeren

How to deal with your children

17- qaab oo looga guuleysan karo waxaa loo yaqaan (stress) ama walwal

Sideed ku horumarin kartaa noloshaada